Abdihamiid Abdullahi Moha
Gashaanle Abdihamiid Abdullahi moha wuxuu darajada ciidanka kaso bilaabay Dablanimo Wuxuu aha Askari Dadaal badan. Shaqo badan Aad Ciidanka uga Dhex muuqda Fir Fircoon Sabar badan. Jecel inuu Dadka waa weyn Qadariyo Xushmad badan.
Ciidanka ka Hor?
Ciidanka Ka hor Wuxuu aha Wiil Waxbarta Maadiyan iyo Diiniyanba. Wuxuu la ciyaari jiray banooniga dhalinyarada Eey isku xaafada yihiin wuxuu ahaa Mid xifaaltan badan Gubadana Sifiican u yaqaana sida loo ciyaaro.
Xaguu kaso bilabay Ciidanimada?
Sanadkiisii ugu danbeeyey jaamacada Ayuu Go'aansaday In Dalkeen Cidna u maqneyn Ceelna u qodneyn. Dhalinyarta la rabo iney badashu uu asaga kamid yahay. Markaas fursada galiya ee banaaneyd Da'ahaan Waxey aheyd Ciidanimo. Wuxuu ku biiray Ciidanka Nabad sugida somaliya. Qeybta dharcada Hubeysan
Xilalkii uu So Qabtay?
Sanadkiisii kowad ee Askarinimada Waxaa loo Xushay Taliye ku xigeenka Ciidanka Dharcada Gobolka Banaadir Sidoo Kale Wuxuu Qeyb libaax leh ka Qaatay xasilinta Caasimada isla Sanadkaas Waxaa loo magacaabay Taliyaha Nabad Sugida Degmada Kaxda. Kala Wareegii Dhacay Ee Ciidankii Nabad sugidii Hubeysneyd loogu wareejinayey Boliiska Asaga Wuxuu noqday Taliye ku xigeenka ciidanka Boliiska Gaarka Ah Ee Hada loo Yaqaano Haramacad
N.B
Taliyaha Asagoo Naftiisa Shacabkiisa u hurayo Ayuu Dhaawacmay mudo sadex jeer ah waxaana ugu Weynaa Dhaawicii Naftiisa halista galiyey Eey Argagixisada kula Beegsadeen Baabuur Qarax ah Dhismaha wadada Afgooye
Mahadsanidiin