Monday, February 7, 2022

Ma jeceshahay Haramacad?

 Qofkaste oo dhalinyar ah oo waxbarashada dhameeya Wuxuu ku Riyooda siduu ugu biiri lahaa ciidanka Gaarka ee Haramacad


MAXAA SABABAY? 

Waalidka waxey masuul ka yihiin waxbarashadaada waxey jecelyihiin inaad mar uun dhameyso waxbarashada sida wiilasha asaaga oo kale waxey kugu bixinayan lacag Iyo dadaal lkn waxeysa ogeyn in wadanku shaqo la'aan yahy oo kuwii horay waxbrashada uso dhameeyey eey maqaayadaha shaaha ku cabayaan. Fursada galiya ee u banaan qofka dhalinyarta ah si uu mustaqbalkiisa u dhisto waa inuu ku biira ciidamada qaasatan Gorgor ama Haramacad.


SIDEE LOOGU BIIRA HARAMACAD?

hadii Aad Rabtid inaan ka mid noqoto Ciidanka Gaarka ah Ee Haramcad waa inaad marka Hore so martaa Dugsiga Toobarka school buluusiya. Waa inaa tahay marka hore boliis caadi ah. Kadib waxaa ku fudunaaneyso ku biirista Ciidanka Haramacad Waxaana toobar labaad ku Qaadaneysaa Xerada Turkisom 


No comments:

Post a Comment

Taliye Fanax?

 Abdihamiid Abdullahi Moha Gashaanle Abdihamiid Abdullahi moha wuxuu darajada ciidanka kaso bilaabay Dablanimo Wuxuu aha Askari Dadaal badan...