Sunday, February 6, 2022

BALADWEYNE

 Ciidanka Boliiska Gaarka Ah Ee Haramacad Waxey Qeyb libaax leh ka Qaateen Sugida Amniga Hirshabeele Qaasatan magaalada baladweyn. Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlawe oo tan iyo intii la Doortay Aanan lugta Saarin baladweyne Waxaa maanta Usuuro Kashay Inuu Yimaado Si nabad Ah


SHAQADA HARAMACAD EE BALADWEYN?

Galiya Waxey u joogan sugida Amniga iyo la Dagaalanka Argagaxisada. Sida la wada Ogyahy Shaqo kuma lahan Ciidanka Gaarka ah Ee Haramacad Wax siyaasad ah.

Haramacad Waa Saaxiibka Bulshada Waxeyna Garab iyo Hiil u yihiin Sharciga iyo Dowladnimada 

No comments:

Post a Comment

Taliye Fanax?

 Abdihamiid Abdullahi Moha Gashaanle Abdihamiid Abdullahi moha wuxuu darajada ciidanka kaso bilaabay Dablanimo Wuxuu aha Askari Dadaal badan...