Saturday, February 5, 2022

SHAQOOYINKA GUULEYSTAY?

 Baydhabo?


Ciidanka Boliska Gaarka waxa markii ugu horeysay shaqo Howlgal loogu sii Qaaday magaalada beydhabo oo markaas xasarad kacsan ka jirtay. Waxey ku iney so xiraan Abuu mansuur Roobow.

Dhuusamareeb?

Holgalada Guuleeystay waxa kamid ahaa caasimada Galmudug magaalada la oran jiray Dhuuso-mareeb hadase loo bixiyey samo-reeb waxa qas iyo Dagaal ka waday mudo badan Ururka Ahlu-suna. Waxey noqdeen Urur madax adag waxey Rabaana la Aqoon waayey waxaana la Go'aansaday in meesha laga saaro dagaal maalmo socday kadib waxaa gacan ku heynta magaalada la wareegay ciidanka Haramacad.


Mahadsanidiin 
Waa ku faraxsanahay 
Soo booqashadaada 
Comment no reeb

No comments:

Post a Comment

Taliye Fanax?

 Abdihamiid Abdullahi Moha Gashaanle Abdihamiid Abdullahi moha wuxuu darajada ciidanka kaso bilaabay Dablanimo Wuxuu aha Askari Dadaal badan...