Thursday, February 3, 2022

Haramacad

Maxa lo Dhisay Ciidanka Haramacad?


Ciidanka Boliska Gaarka ah ee Haramcad Waxey kamid yihiin boliiska Somaliya waxey ka shaqeeyan Sugida amniga Guud Ee dalka shaqadoodu waxey tahy ka hortaga Danbiyada iyo argagixisada waxa Loo Dhisay Ciidanka Haramacad si loo Helo Qaran Quwad leh Maamul iyo kala Danbeyn leh 


Ma dhalinyarbaa? 

Waa Dhalinyar Da'doodu udhaxeyso 30ilaa 20 jir waa dhalinyar Waxbarashada meel fiican ka Gaaray ilaa her Qaarkood eey dhameeyeen jaamacado. 



No comments:

Post a Comment

Taliye Fanax?

 Abdihamiid Abdullahi Moha Gashaanle Abdihamiid Abdullahi moha wuxuu darajada ciidanka kaso bilaabay Dablanimo Wuxuu aha Askari Dadaal badan...